Jalmad qadiimi ah oo lagu iibsaday Lacag gaareysa Hal milyan oo dollar !!

Warbaahinta caalamka iyo baraha bulshada ayaa si weyn loogu hadal hayaa Jalmad dhif iyo naadir ah oo laga helay dalka Shiinaha taas  oo lagu kala iibsaday lacag gaareysa Hal milyan oo pound. Jalmadan ayaa lasoo dhigay goob xaraash waxaana markii ugu horeesay lagu naadiyay lacag gaareysa kun Pond , balse daqiiqado gudahood ayaa marbo marka … Continue reading Jalmad qadiimi ah oo lagu iibsaday Lacag gaareysa Hal milyan oo dollar !!